Dabangaale (Af-Ingiriis: squirrel; Af-Carabi: سنجابيات) (magaca Sayniska: Sciuridae) waa nooc ka mid ah xayawaanka yaryar kaasi oo ku nool geedaha iyo godad dhulka hoostiisa ah.