dcsimg

Eelo ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
Haku khaldin "Deero"

Eelo (Af-Ingiriis: Deer; Af-Carabi: أيل) waa nooc ka mida duur joogta naasaleyda ah, gaar ahaan deerada, waaa noolaha kaliya ee geesaha ku leh gano ama ilko, geesaha ayaa ka samaysan laf adag, oo ka samaysan dabaqado iyo dhuux xooggan, eelada ayaa aad u noocyo badan, waxayna ku dheeraysaa la dagaalanka colkeeda, iyo dheeraynta markii loo baahdo,

waxaa jira 60 nooc ka mida eelada dunida,

Eelada ayaa ku kala duwan muga iyo jirka,

Tixraac

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha