Rah (Af-Ingiriis: frog; Af-Carabi: ضفدع) (magaca Sayniska: Anura) waa xayawaan ka mid ah beribiyood kaasi oo ku nool biyaha macaan iyo meelo ka mid ah dhulka.